Daaru Salaam University waxay si sharaf leh ugu wargelinaysaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed in ay si rasmi ah u daah-furtay barnaamijyada Bachelor-ka ee habka Distance Learning (Online), kuwaas oo loogu talagalay in ay bixiyaan waxbarasho tayo sare leh oo la jaanqaadaysa jadwalka shaqo iyo kan nololeed ee ardayda.
Barnaamijyada la heli karo waa:
• Bachelor of Public Administration
• Bachelor of Business Administration
• Bachelor of Public Health
° Bachelor of Sharia and law.
Jaamacaddu waxay ku dhiirrigelinaysaa dhammaan daneeyayaasha in ay ka faa’iideystaan fursaddan muhiimka ah si ay u dhistaan mustaqbalkooda aqooneed iyo xirfadeed.
Isdiiwaangeli maanta oo ka mid noqo jiilka aqoonta leh.


