Guddoomiye Ku-xigeenka Waxbarashada Jaamacadda Daaru Salaam oo ka qayb galay madasha Young Business Leaders Summit

Guddoomiye Ku-xigeenka Waxbarashada ee Jaamacadda Daaru Salaam ayaa ka qeyb galay madasha “Young Business Leaders Summit”, oo diiradda lagu saaray mowduuca “Business & Leadership”.

Madashani waxay ahayd mid lagu wadaagay aqoon iyo khibrado ku saabsan ganacsiga iyo hoggaaminta, iyadoo si gaar ah loo dhiirrigeliyay dhalinyarada inay horumariyaan hal-abuurkooda iyo xirfadahooda.

Scroll to Top