Ha’adda Horumarinta Hogaaminta “DHAXALREEB” ayaa soo booqatay, Campus-ka dhexe ee Jaamacadda DAARU SALAAM.
Ha’adda Horumarinta Hogaaminta “DHAXALREEB” ayaa soo booqatay, Campus-ka dhexe ee Jaamacadda DAARU SALAAM, waxaana soo dhaweeyay Gudoomiyaha Jaamacdda Daaru Salaam @Prof. Dr. Osman Mohamed Hassan, Gudoomiye-xigeenka Jaamacadda, Hormuudyada Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda iyo qaybaha kala duwan ee Maamulka Jaamacadda. Dhaxalreeb, ayaa Jaamacadda Daaru Salaam la wadaagtay, Tirakoob ay ka sameeyeen Dhamaan Jaamacadaha dalka, kaas […]