XAFALADDA QALIN-JABINTA DUFCADDA 10-AAD
Jaamacadda Daaru Salaam waxay si farxad leh u xusaysaa munaasabadda qalin-jabinta Dufcadda 10-aad (Class of 2026)—maalin ay ku suntan tahay guul, farxad iyo xusuus qiimo leh. Hambalyo dhammaan qalin-jabiyayaasha, waalidiinta, macallimiinta iyo dhammaan bahda Jaamacadda