Jaamacadda Daaru Salaam waxay si farxad leh u xusaysaa munaasabadda qalin-jabinta Dufcadda 10-aad (Class of 2026)—maalin ay ku suntan tahay guul, farxad iyo xusuus qiimo leh.
Hambalyo dhammaan qalin-jabiyayaasha, waalidiinta, macallimiinta iyo dhammaan bahda Jaamacadda Daaru Salaam.



